Istaraatajiyadda La Tacaalidda Cudurka Koroona Ee Maamulka Gobolka Benaadir

Maamulka Gobolku wuxuu asaasay Guddi-hawleedda COVID-19 wuxuuna dejiyay naqshad kor loogu qaadayo maaraynta caafimaadka guud, diyaargarawga iyo ka-jawaabidda fayraska. Qayb yar oo dadweynaha ka mid ah ayaa fursad u heli doonta wixii dawo ah ee lagual tacaalayo Koroonaha, sida ay u eg tahayna diyaar maaha wax neef-caawiyayaal ah iyo hawlwadeenno caafimaad oo xaaladaha daran takhasus […]

War saxaafadeed: Qorshaha maxalliga ah Maamulka Gobolka Benaadir ka ga hortegayo cudurka COVID-19

Maamulka Gobolka Benaadir wuxuu ka diyaar garoobayaa cudurka Covid19 ee la saadaalinayo in uu Soomaaliya ka dillaaci doono bartamaha Abriil ilaa May 2020. Maamulka Gobolku wuxuu asaasay Guddi-hawleedka COVID-19 wuxuuna dejiyay qorshe kor loogu qaadayo maaraynta caafimaadka guud, diyaargarawga iyo ka-jawaabidda caabuqa.  Qorshahani waxa uu kaabayaa Qorshaha 5-ta Sano ee Maamulka Gobolka ee hore u […]

Press Release: Benadir Regional Administrations COVID-19 Strategy

The Benadir Regional Administration (BRA) is preparing for Covid19 outbreak predicted to take hold by mid-April to May 2020 in Somalia. BRA has established a COVID-19 Task Force and developed a framework to improve public health management, preparedness and response to the virus. The framework supplements the existing BRA 5-year Strategic Plan and prioritizes vulnerable […]