Wacyigelin

Maxaa uu yahay Coronavirus, sidee se la i saga ilaalin karaa ama loo yarayn karaa in uu faafo? Daawo video-ha.

Maabka goobaha caafimaadka iyo faro xalashada ee Gobolka Benadir

Benadir health facilities and hand wash locations mapping

Xarunta Hawlgalka Degdegga ah ee COVID-19

Maamulka Gobolka Benadir iyo Waaxda Xalka Waara ee gobolka ayaa waxa ay hirgeliyeen Xarunta Halwgalka Degdegga ah ee COVID-19 oo ka mid noqonaysa qorshaha ka falcelinta COVID-19 ee gobolka.