manage

Maamulka Gobolka Benaadir waxa uu dejinayaa qorshe la ga ga hortegayo cudurka COVID-19

Maamulka Gobolka Benaadir waxa uu ka diyaar garoobayaa cudurka COVID-19 ee la saadaalimayo in uu Soomaaliya ka dillaaco bartamaha Abriil illaa May 2020. Maamulka Gobolku waxa uu asaasay Guddi-hawleedka COVID-19 waxa na uu dejiyay qorshe kor loo gu qaadayo maaraynta caafimaadka guud, diyaar-garawga iyo ka-jawaabidda COVID-19. Warmurtiyeed: Maamulka Gobolka Benaadir wuxuu gobolka u dejinayaa qorshe maxalli ah oo la ga ga hortegayo cudurka COVID-19

Read More

Press Release: Benadir Regional Administration’s COVID-19 Strategy

The Benadir Regional Administration (BRA) is preparing for Covid19 outbreak predicted to take hold by mid-April to May 2020 in Somalia. BRA has established a COVID-19 Task Force and developed a framework to improve public health management, preparedness and response to the virus. The framework supplements the existing BRA 5-year Strategic Plan and prioritizes vulnerable groups that may be more susceptible particularly, internally displaced persons (IDPs) and urban poor. Download BRA COVID-19 Strategy (PDF; English)

Read More

War saxaafadeed: Qorshaha maxalliga ah Maamulka Gobolka Benaadir ka ga hortegayo cudurka COVID-19

Maamulka Gobolka Benaadir wuxuu ka diyaar garoobayaa cudurka Covid19 ee la saadaalinayo in uu Soomaaliya ka dillaaci doono bartamaha Abriil ilaa May 2020. Maamulka Gobolku wuxuu asaasay Guddi-hawleedka COVID-19 wuxuuna dejiyay qorshe kor loogu qaadayo maaraynta caafimaadka guud, diyaargarawga iyo ka-jawaabidda caabuqa.  Qorshahani waxa uu kaabayaa Qorshaha 5-ta Sano ee Maamulka Gobolka ee hore u sii jiray, wuxuuna mudnaanta siinayaa kooxaha nugul ee looga shakiyi karo qaybna ka qaadan kara faafista caabuqa haddii aan si ku filan loo tixgelin, gaar…

Read More

Istaraatajiyadda la Tacaalidda Cudurka Koroona ee Maamulka Gobolka Benaadir

Maamulka Gobolku wuxuu asaasay Guddi-hawleedda COVID-19 wuxuuna dejiyay naqshad kor loogu qaadayo maaraynta caafimaadka guud, diyaargarawga iyo ka-jawaabidda fayraska. Qayb yar oo dadweynaha ka mid ah ayaa fursad u heli doonta wixii dawo ah ee lagual tacaalayo Koroonaha, sida ay u eg tahayna diyaar maaha wax neef-caawiyayaal ah iyo hawlwadeenno caafimaad oo xaaladaha daran takhasus u lehba. Taasi waxay ka dhigan tahay in guddi-hawleedda mudnaanteedu noqonayso intii suuragal ah cudurka in laga hortago si loo xaddido dhimashada iyo qaadista. Tani…

Read More

Press Release: Benadir Regional Administration’s COVID-19 Strategy

The Benadir Regional Administration (BRA) is prepared for Covid-19 outbreak predicted to take hold by mid-April to May 2020 in Somalia. BRA has established a Covid-19 Task Force and developed a framework to improve public health management, preparedness and response to the virus. The framework supplements the existing BRA 5-year Strategic Plan and prioritizes vulnerable groups that may be more susceptible particularly, internally displaced persons (IDPs) and urban poor. Download Press Release (PDF; English)

Read More

Press Release: Billboards on Community Social Cohesion

On July 7th and July 9th, 2019 Benadir Regional Administration hosted a football tournament for 40 young people belonging to displacement affected and host communities of Kaxda and Daynille. Along with the sporting event, the late Mayor of Mogadishu, H.E. Abdirahman Omar Osman, led a roundtable discussion with participants of the tournament and members of the greater community. Displaced affected communities and urban poor alike shared their priorities and the late Mayor instructed young people to take lead in advocating…

Read More

Football for Humanity

A football tournament co-sponsored by EU Re-Integ and the Benedir Regional Administration was held in Kaxda and Daynile districts.  Over 40 young people took part in the fun-filled stadium that brought together the displacement affected communities and the host. Abdullahi, a youthful guy from the host community in Kaxda shares his plan and how the tournament has impacted his life. “Personally as Abdullahi, I have a plan to help IDPs God Willing. Currently, I have nothing to offer but should…

Read More
About Us

Established under the leadership of the Mayor of Mogadishu and Governor of Benadir Region, the Durable Solutions Unit (DSU) is mandated to seek dignified and sustainable solutions for displacement affected communities (DACs).

Address

Ufficio del Governatore, Xamarweyne District, Mogadishu, Benadir, SO